Xadhig (bir)

Xadhkaha korontada

Xadhig koronto (Af-Ingiriis: wire; Af-Carabi: سلك) waa xadhig soohan ama dhumuc leh oo ka samaysa macdanta birta kaasi oo loo isticmaalo inuu gudbiyo korontada iyo xidhiidhinta signalka. Xadhkaha korontada waxaa laga sameeyaa biraha leh astaamaha gudbinta elektaroonada korontada; sida birta naxaasta iyo leadka loo yaqaano. Intaasi waxaa dheer, birta la qoray ee xadhkahaasi waxaa lagu dahaadhaa duub warqado ah iyo qolof adag oo caag ah kuwaasi oo loogu talogalay ineey dadka iyo xayawaanka ka ilaaliyaan korontada, iyo ineey kala ilaaliso labada qeybood ee xadhkaha kala wada positiveka iyo negative ka.[1]

Other Languages
aragonés: Alambre
العربية: سلك
asturianu: Alambre
azərbaycanca: Məftil
беларуская: Дрот
беларуская (тарашкевіца)‎: Дрот
brezhoneg: Orjal
català: Filferro
کوردی: تەل
čeština: Drát
dansk: Metal-wire
Deutsch: Draht
English: Wire
Esperanto: Drato
español: Alambre
eesti: Traat
euskara: Alanbre
فارسی: سیم
français: Fil métallique
Gàidhlig: Uèir
galego: Arame
עברית: תיל
hrvatski: Žica
Kreyòl ayisyen: Fil
magyar: Huzal
Bahasa Indonesia: Kawat
italiano: Filo
日本語: 針金
Basa Jawa: Kawat
қазақша: Сым
한국어: 철사
Кыргызча: Зым
lietuvių: Viela
Baso Minangkabau: Kawek
Bahasa Melayu: Wayar
Nāhuatl: Tepozmecatl
Nederlands: IJzerdraad
norsk: Ståltråd
ਪੰਜਾਬੀ: ਤਾਰ
polski: Drut
português: Arame
română: Sârmă
armãneashti: Sirmâ
русский: Проволока
srpskohrvatski / српскохрватски: Žica
Simple English: Wire
slovenčina: Drôt
chiShona: Waya
Basa Sunda: Kawat
svenska: Ståltråd
Kiswahili: Waya
తెలుగు: తీగ
Tagalog: Kawad
Türkçe: Tel
українська: Дріт
oʻzbekcha/ўзбекча: Sim
Tiếng Việt: Dây điện
ייִדיש: דראט
中文: 金屬線
粵語: 電纜