Tiro

Habka tirooyinka ee Xisaabta
Aasaas

Tiro tirsiimo {0,1,2,3..}
Tiro mutuxan { 2,3,5,7,11,.. }
Abyoone {..-1,0,1,..}
Habdhiska tiro tobanaale ( 1.5, .454,..)
Tirooyin lakab
Constructibles
Tirooyin maangal ah ()
Tiro khayaal
Tirooyin kakan (),
Tirooyin aljebra

Gutinno dheedheer

Quaternion ()

Tirooyin gaar ah / ee kale

Nominal
Ordinal size, position {n}
Cardinal {}
-adic's
Ma doorsoome
Halbeeg khayaali
π Summad (Pi) ≈ 3.14159 26535 ...
e (constant) ≈ 2.71828 (∉ )
∞ Tirobeel

Liiska ma doorsoomeyaasha

π -e -√2 -√3 -

Kani waa maqaal ku saabsan tirada xisaabta.

Tiro (ingiriis: number; carabi: عدد) waa xuddunta xisaabta aan maalin kasta isticmaalno, taas oo ka bilaabanta eber (0) kuna dhamaata meel aan la aqoon.

Sida eey isku raaceen khubarada xisaabta ee dunida, tirada la isticmaalo waxaa ugu badan Tiriliyan oo ka sameeysan sadex iyo toban god (hal tiriliyan = 1'000'000'000'000)Laakiin intaas kuma eeka tiradu oo waa la sii wadi karaa ayadoo la isticmaalayo qaabka loo yaqaan (x10) oo u dhiganta ku dar toban eber.

Asal Maguurtada Tirada

Tirada dhamaanteed waxa aasaas u ah toban lambar oo kala ah: Eber (0),kow (1), labo (2), sadex (3), Afar (4), Shan (5), Lix (6), Todoba (7), Sideed (8) iyo Sagaal (9).

Aasaaska Tirada

Tiro waxay ka bilaabantaa eber ilaa dhamaad la'aan, waxaanay ku dhisan tahay xeerka ah god oo lambarada eber ilaa sagaal waxa loo yaqaan hal-godleey; toban ilaa sagaashan iyo sagaal (99) waa labo-godleey; boqol ilaa laga gaaro sagaal-boqol-sagaashan-iyo-sagaal (999) waa sadex-godleey.

Sidaas ayay u sii soconaysaa tiradu oo dhamaad ama meel eey ku eeg tahay ma lahan.

Tusaale ahaan, hal Bilyan oo lambar ahaan u qoranta 1'000'000'000 waa Sadex-iyo-toban-godleey.

Qeeybaha Tirada

Tiradu aad ayay u faro badan tahay, laakiin waxa aas-aas u ah oo mar walba ku sameeysan tahay toban lambar. Kuwaas oo kala ah:

Markaa tirooyinkan markasta oo la isku daro ama la mataaneeyo waxay sameeyaan tiro cusub.

Tusaale ahaan marka tirooyinka kow iyo labo la mideeyo waxay noqdaan tiro cusub - labo-godleey - oo ah toban-iyo-labo (12).

Sidaas ayay tiradu u sii soconeeysaa.

Other Languages
Afrikaans: Getal
Alemannisch: Zahl
አማርኛ: ቁጥር
aragonés: Numero
Ænglisc: Rīm
العربية: عدد
ܐܪܡܝܐ: ܡܢܝܢܐ
অসমীয়া: সংখ্যা
asturianu: Númberu
Atikamekw: Akitasowin
azərbaycanca: Ədəd
башҡортса: Һан
Boarisch: Zoih
žemaitėška: Skaitlios
беларуская: Лік
беларуская (тарашкевіца)‎: Лік
български: Число
Bahasa Banjar: Wilangan
বাংলা: সংখ্যা
བོད་ཡིག: གྲངས་ཀ།
brezhoneg: Niver
bosanski: Broj
буряад: Тоо
català: Nombre
Choctaw: Hohltina
کوردی: ژمارە
čeština: Číslo
Чӑвашла: Хисеп
Cymraeg: Rhif
dansk: Tal
Deutsch: Zahl
डोटेली: अंका
Ελληνικά: Αριθμός
emiliàn e rumagnòl: Nómmer
English: Number
Esperanto: Nombro
español: Número
eesti: Arv
euskara: Zenbaki
فارسی: عدد
Fulfulde: Limle
suomi: Luku
Võro: Arv
føroyskt: Tal
français: Nombre
Nordfriisk: Taal
Frysk: Getal
Gaeilge: Uimhir
贛語:
Gàidhlig: Àireamh
galego: Número
Avañe'ẽ: Papaha
עברית: מספר
हिन्दी: संख्या
hrvatski: Broj
Kreyòl ayisyen: Nonm
magyar: Szám
հայերեն: Թիվ
interlingua: Numero
Bahasa Indonesia: Bilangan
Ilokano: Numero
Ido: Nombro
italiano: Numero
日本語:
Patois: Nomba
la .lojban.: namcu
ქართული: რიცხვი
Taqbaylit: Amḍan
қазақша: Сан
ಕನ್ನಡ: ಸಂಖ್ಯೆ
한국어: 수 (수학)
kurdî: Hejmar
Latina: Numerus
Lëtzebuergesch: Zuel
лакку: Аьдад
Lingua Franca Nova: Numero
Luganda: Ennamba
Limburgs: Getal
ລາວ: ຈຳນວນ
lietuvių: Skaičius
latviešu: Skaitlis
मैथिली: अंक
Malagasy: Isa
олык марий: Шотпал
македонски: Број
മലയാളം: സംഖ്യ
मराठी: संख्या
Bahasa Melayu: Nombor
Mirandés: Númaro
မြန်မာဘာသာ: ကိန်း
Nāhuatl: Tlapōhualli
Plattdüütsch: Tahl
नेपाली: अंक
नेपाल भाषा: ल्याः
Nederlands: Getal (wiskunde)
norsk nynorsk: Tal
norsk: Tall
Novial: Nombre
Nouormand: Neunmétho
Sesotho sa Leboa: Nomoro
occitan: Nombre
Ирон: Нымæц
ਪੰਜਾਬੀ: ਅੰਕ
Pangasinan: Numero
polski: Liczba
پنجابی: نمبر
پښتو: عدد
português: Número
Runa Simi: Yupay
română: Număr
armãneashti: Numiru
tarandíne: Numere
русский: Число
русиньскый: Чісло
संस्कृतम्: संख्याः
саха тыла: Ахсаан
sicilianu: Nùmmuru
Scots: Nummer
Sängö: Nömörö
srpskohrvatski / српскохрватски: Broj
Simple English: Number
slovenščina: Število
chiShona: Nhamba
shqip: Numri
српски / srpski: Број
Basa Sunda: Wilangan
svenska: Tal
Kiswahili: Namba
ślůnski: Nůmera
தமிழ்: எண்
ತುಳು: ಸಂಖ್ಯೆ
తెలుగు: సంఖ్య
тоҷикӣ: Адад
ไทย: จำนวน
ትግርኛ: ቁጽሪ
Türkmençe: San
Tagalog: Bilang
Türkçe: Sayı
Xitsonga: Nomboro
татарча/tatarça: Сан
українська: Число
اردو: عدد
oʻzbekcha/ўзбекча: Son
vèneto: Nùmaro
Tiếng Việt: Số
Winaray: Ihap
吴语:
хальмг: Тойг
isiXhosa: INANI
ייִדיש: צאל
Yorùbá: Nọ́mbà
中文:
文言:
Bân-lâm-gú: Sò͘-ba̍k
粵語: