Laxan

Qoraalka laxanka hees Af Ingiriis ah

Laxan (Af-Ingiriis: Melody; Af-Carabi: لحن) waa habka iyo nidaamka dhawaqa hees leedahay, taasi oo fanaan ku luuqeeyo. Laxanka waxaa loo sameeyaa si heesaha loo kala sooco isla markaana loogu qurxiyo iyo macaaneeyo dhadhanka hees, gabay iyo ereyo loogu talogalay in dad lagu madadaaliyo.

Sida caadiga ah heesaha Waxaa marka hore alifa abwaan, ka dib ayaa laxanka la saara, muusig loo sameyaa, ilaa ugu dambeynta fanaan ku luuqeeyo.Sidoo kale, heesta marka laxanka la saaro ayaa muusiga loo samayn karaa. Guud ahaan laxanadu way kala duwan yihiin, kala macaan yihiin. Laxanka heesaha Soomaalida wuxuu ka tirsan yahay shan dhawaaq nooc la yidhaahdo.

  • qoraalka gudaha oo kooban

Qoraalka gudaha oo kooban

Taariikh

Heesaha iyo guud ahaan Suugaanta waxaa tan iyo wakhti hore loo samayn jiray laxan, si loo macaaneeyo dhageeysiga. Waxaa la aaminsan yahay in laxanku jiro dhowr kun sano.

Asalka Ereyga

Si la mid ah kalmado badan oo ku jira Af Soomaaliga, ereyga laxan waxaan ka soo amaahanay luuqada Carabiga.

Qoraalo La Xidhiidha

Linkiyo Banaanka

Tixraac

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Other Languages
Afrikaans: Melodie
العربية: لحن (موسيقى)
asturianu: Melodía
беларуская: Мелодыя
беларуская (тарашкевіца)‎: Мэлёдыя
български: Мелодия
bosanski: Melodija
català: Melodia
کوردی: مێلۆدی
čeština: Melodie
dansk: Melodi
Deutsch: Melodie
Ελληνικά: Μελωδία
English: Melody
Esperanto: Melodio
español: Melodía
eesti: Meloodia
euskara: Doinu
فارسی: ملودی
suomi: Melodia
Frysk: Meldij
Gaeilge: Séis
galego: Melodía
עברית: מלודיה
हिन्दी: धुन
hrvatski: Melodija
magyar: Dallam
հայերեն: Մեղեդի
Bahasa Indonesia: Melodi
italiano: Melodia
日本語: メロディ
қазақша: Мелодия
한국어: 선율
Latina: Melodia
lietuvių: Melodija
latviešu: Melodija
македонски: Мелодија
മലയാളം: മെലഡി
Bahasa Melayu: Melodi
مازِرونی: رنگ
Nederlands: Melodie
norsk nynorsk: Melodi
norsk: Melodi
occitan: Melodia
polski: Melodia
português: Melodia
Runa Simi: Takina
română: Melodie
русский: Мелодия
srpskohrvatski / српскохрватски: Melodija
Simple English: Melody
slovenčina: Melódia (hudba)
slovenščina: Melodija
српски / srpski: Мелодија
svenska: Melodi
தமிழ்: மெல்லிசை
Tagalog: Melodiya
Türkçe: Ezgi
українська: Мелодія
oʻzbekcha/ўзбекча: Kuy
Tiếng Việt: Giai điệu
吴语: 旋律
中文: 旋律