Kalandarka Islaamka

اسم الله
#FFFFFF

Maqaalkaan waa tix ka mid ah tixaha:
Islaamka

Maanta waa

17 Diseembar

2017 M


28 Rabi' al-awwal

1439 H


26 Azar

1396 SH


Isticmaalka Maalintiriska (10 Rajab 1428 / 24 July 2007)

Kalandarka Islaamka ( Af-Ingiriis: Islamic calendar, Muslim calendar, ama Hijri calendar; Af-Carabi: تقويم هجري at-taqwīm al-hijrī) ( Cilmi Fallag ahaan loo yaqaano: Anno Hegirae ama AH) waa maalintiriska ( Kalandarka) bulshada Islaamka kaasi oo loo yaqaano Hijri. Si la mid ah kaalandarka Miilaadiga ah, sanadka Hijriga ah waa labo iyo toban bilood kuwaasi oo leh 354 ama 355 maalmood (cisho).

Kalandarka Hijriga ah waxaa laga isticmaalaa wadamo badan oo Islaam ah, waxaana dadka Muslimka ah ku xisaabshaan isla markaana kala socdaan bilaabida bisha barakaysan ee Ramadaan, soo gudashada waajibaadka Xajka, iyo Ciidaha.

Taariikhda Hijriga

Taariikhda sanadka Hijriga ah wuxuu bilaabmey sanadkii 622 C.D taasi oo ku beegan wakhtigii Nebi Muxamed (N.N.K.H) iyo asxaabtiisa u hijroodeen magaalada Medina ayagoo ka soo qaxay Makka. [1]

Other Languages
العربية: تقويم هجري
azərbaycanca: Hicri təqvim
беларуская (тарашкевіца)‎: Мусульманскі каляндар
Esperanto: Islama kalendaro
हिन्दी: हिजरी
interlingua: Calendario islamic
Bahasa Indonesia: Kalender Hijriyah
日本語: ヒジュラ暦
한국어: 이슬람력
कॉशुर / کٲشُر: اِسلامی تَقويٖم
македонски: Исламски календар
Bahasa Melayu: Takwim Hijrah
norsk nynorsk: Muslimsk tidsrekning
srpskohrvatski / српскохрватски: Islamski kalendar
Simple English: Islamic calendar
slovenčina: Islamský kalendár
slovenščina: Islamski koledar
српски / srpski: Исламски календар
Basa Sunda: Kalénder Islam
Türkçe: Hicrî takvim
татарча/tatarça: Һиҗри тәкъвим
ئۇيغۇرچە / Uyghurche: ھىجرىيە تەقۋىمى
oʻzbekcha/ўзбекча: Islomiy taqvim
Tiếng Việt: Lịch Hồi giáo
吴语: 伊斯兰历
中文: 伊斯兰历
Bân-lâm-gú: Islam Le̍k-hoat
粵語: 回曆