Jihaad

اسم الله
#FFFFFF

Maqaalkaan waa tix ka mid ah tixaha:
Islaamka

Kani waa maqaal ku saabsan jihaadka ay aaminsan yihiin dadka Islaamka ah.

Jihaad (ingiriis: jihad; carabi: جهاد‎ "jihād") waa erey lagu isticmaalo diinta Islaamka taasi oo u taagan dagaal naf, xoolo, dhaqaale, fikir, wakhti, hiil iyo hoo la bixid ah si loo difaaco mabaadii'da iyo jiritaanka diinta Islaamka ah. Sida meelo badan oo kitaabka Quraanka ah ku xusan jihaadku waa mid waajib ku ah dhamaan dadka muslimiinta ah in kastoo lagu kala badan yahay waajibaadkaasi. Sida caadiga ah waxaa jira dhowr nooc oo jihaad ah, waxaa ka mid ah:

  • Jihaad dagaal: waa mid khasab ku ah qof kasta oo muslim ah, qaangaadh ah, hub qaadi kara oo dagaal geli kara.
  • Jihaadka dhaqaalaha: dadka qaniga ah ee wax heysta waxaa waajib ku ah ineey ku bixiyaan jihaadka qeyb ka mid ah xoolohooga. Waxaa intaas dheer in qofkaas laga rabo inuu isla markaa ka qeyb qaato dagaalka nafsi ahaan.
  • Jihaadka nafta: waa marka qofka laga rabo inuu naftiisa ku khasbo waajibaadka diiniga ah ee saaran si uu u fuliyo amarada shaqsi ahaaneed.

Guud ahaan, jihaadku waa dagaal naf huris ah oo loo galayo sidii loo fulin lahaa ama loo dhowri lahaa mabaadii'da diinta Islaamka. Taas macneheedu ma ahan in lala dagaalamayo dhamaan qof kasta oon aaminsanahay diinta Islaamka. Laakiin waa ilaalinta iyo difaaca diinta oo kali ah.Jihaadku waa waajibaad saaran dhamaan muslimiinta si loo ilaaliyo jiritaanka, sumcada iyo karaamada diinta Islaamka.

Taariikh

Dagaaladii Islaamka
ﻏﺰﻭﺓ
Qaswooyinkii Ugu Horeeyay
Dagaalkii Beder
(ﻏﺰﻭﺓ ﺑﺪﺭ)
Bedertii Labaad
Dagaalkii Uxud
(ﻏﺰﻭﺓ ﺃﺣﺪ)
Dagaalkii Dhufeysyada
(ﻏﺰﻭﺓ ﺍﻟﺨﻨﺪﻕ)
Dagaalkii Isbaaheysiga
(ﻏﺰﻭﺓﺍﻻﺣﺰﺍﺏ)
Dagaalkii Kheybar
Dagaalkii Xunayn
Dagaalkii Tabuk

Jihaadku wuxuu bilaabmey wakhtiyadii ugu horeeyay ee soo ifbaxa iyo fiditaanka diinta Islaamka. Wakhtiyadaasi oo dadka Muslimiinta ahaa u dagaalamayeen si ay u helaan xoriyad, nabadgelyo iyo amni dadkii ay la noolaayeen. Dagaaladaasi ugu horeeyay waxaa ka mid ah Dagaalkii Beder, Dagaalkii Uxud, Dagaalkii Dhufeysyada, Dagaalkii Kheybar, Dagaalkii Xunayn, Dagaalkii Tabuk iyo kuwo kale oo ka dambeeyay.


Other Languages
Afrikaans: Djihad
aragonés: Alchihad
العربية: جهاد
অসমীয়া: জিহাদ
asturianu: Yihad
azərbaycanca: Cihad
تۆرکجه: جیهاد
български: Джихад
বাংলা: জিহাদ
bosanski: Džihad
català: Gihad
Cebuano: Dyihad
čeština: Džihád
Cymraeg: Jihad
dansk: Jihad
Deutsch: Dschihad
Ελληνικά: Τζιχάντ
English: Jihad
Esperanto: Ĝihado
español: Yihad
eesti: Džihaad
euskara: Jihad
فارسی: جهاد
suomi: Jihad
français: Djihad
Gaeilge: Jiohád
galego: Xihad
ગુજરાતી: જિહાદ
עברית: ג'יהאד
हिन्दी: जिहाद
hrvatski: Džihad
magyar: Dzsihád
Հայերեն: Ջիհադ
interlingua: Jihad
Bahasa Indonesia: Jihad
íslenska: Jihad
italiano: Jihād
日本語: ジハード
Basa Jawa: Jihad
қазақша: Жиһад
한국어: 지하드
kurdî: Cîhad
Кыргызча: Жыхад
Latina: Gihad
lietuvių: Džihadas
latviešu: Džihāds
മലയാളം: ജിഹാദ്
Bahasa Melayu: Jihad
Nederlands: Jihad
norsk nynorsk: Jihad
norsk: Jihad
occitan: Jihad
ਪੰਜਾਬੀ: ਜਿਹਾਦ
polski: Dżihad
پنجابی: جہاد
português: Jihad
română: Jihad
русский: Джихад
sicilianu: Jihad
srpskohrvatski / српскохрватски: Džihad
සිංහල: ජිහාඩ්
Simple English: Jihad
slovenčina: Džihád
slovenščina: Džihad
shqip: Xhihadi
српски / srpski: Џихад
Basa Sunda: Jihad
svenska: Jihad
Kiswahili: Jihadi
தமிழ்: ஜிகாத்
తెలుగు: జిహాద్
тоҷикӣ: Ҷиҳод
ไทย: ญิฮาด
Tagalog: Jihad
Türkçe: Cihat
татарча/tatarça: Җиһад
українська: Джихад
اردو: جہاد
oʻzbekcha/ўзбекча: Jihod
Tiếng Việt: Jihad
吴语: 吉哈德
中文: 吉哈德
文言: 聖戰
Bân-lâm-gú: Jihad
粵語: 聖戰