Jasiiradda Soomaali

Jasiiradda Soomaali
Map of the Horn of Africa
Baaxad1,882,857 km2
Tirada dadka100,128,000
DalalkaJabuuti, Eratareya, Itoobiya, Soomaaliya,Somaliland]
WaqtigaUTC+3
Total Wax soo saar (PPP) (2010)$106.224 billion [1][2][3][4]
Wax soo saar (PPP) Qof qof (2010)$1061
Total Wax soo saar (nominal) (2010)$35.819 billion [1][2][3][4]
Wax soo saar (nominal) Qof qof (2010)$358
LuqadahaCafari, Amxaari, Carabi, Oromo, Soomaali, Tigre, Tigrinya.
Magaalo ee ugu waaweyn
Jabuuti, Jabuuti
Asmara, Eratareya
Addis Abeba, Itoobiya
Muqdisho, Soomaaliya
Somali weyn Geeska Afrika

Jasiiradda Soomaali ama Geeska Afrika (Af-Carabi: القرن الأفريقي‎; Af-Ingiriis: Somali Peninsula) waxaa la isku dhahaa 4 dal oo kala ah: Soomaaliya, Itoobiya, Somaliland, Jabuuti, Eratareya.Baaxada dhulka geeska Afrika waa 2,000,000 km² (772,200 sq mi), waxaana ku nool 100 milyan oo qof oo kala ah: (Soomaaliya: 10 milyan, Somaliland: 5 milyan, Jabuuti: 0.86 milyan, Itoobiya: 85 milyan iyo Erateriya: 5.2 milyan) oo qof.Dhulka loo yaqaano geeska afrika waxaa ku badan soomaalida marka loo fiiriyo qoomiyad ahaan, waa dhulka aan ugu yeerno soomaaliweyn maadaama ee ku hoos jiraan dalalka kala ah Itoobiya iyo kenya.Marka loo fiiriyo dad ahaan neh waxaa ku badan shacabka ku nool dalka Itoobiya.

Tixraacyada

  1. 1.0 1.1 "Report for Selected Countries and Subjects". Imf.org. 2006-09-14. Retrieved 2013-07-25. 
  2. 2.0 2.1 "Report for Selected Countries and Subjects". Imf.org. 2006-09-14. Retrieved 2013-07-25. 
  3. 3.0 3.1 "Report for Selected Countries and Subjects". Imf.org. 2006-09-14. Retrieved 2013-07-25. 
  4. 4.0 4.1 "The World Factbook". Cia.gov. Retrieved 2013-07-25. 

wadamada geeska afrika waxaa la isku dhahaa 4 wadan

Other Languages
asturianu: Cuernu d'África
azərbaycanca: Afrika buynuzu
brezhoneg: Korn Afrika
bosanski: Afrički rog
čeština: Africký roh
Cymraeg: Corn Affrica
Esperanto: Korno de Afriko
Nordfriisk: Hurn faan Afrikoo
Avañe'ẽ: Áfrika Ratĩ
hrvatski: Afrički rog
Bahasa Indonesia: Tanduk Afrika
íslenska: Horn Afríku
italiano: Corno d'Africa
Basa Jawa: Sungu Afrika
Lëtzebuergesch: Har vun Afrika
македонски: Африкански Рог
Bahasa Melayu: Tanduk Afrika
မြန်မာဘာသာ: အာဖရိက ဦးချိုဒေသ
Nederlands: Hoorn van Afrika
norsk nynorsk: Afrikas horn
occitan: Bana d'Africa
português: Corno de África
română: Cornul Africii
русиньскый: Африканьскый ріг
srpskohrvatski / српскохрватски: Afrički rog
Simple English: Horn of Africa
slovenčina: Africký roh
slovenščina: Afriški rog
српски / srpski: Рог Африке
svenska: Afrikas horn
Kiswahili: Pembe la Afrika
Türkçe: Afrika Boynuzu
татарча/tatarça: Сомали ярымутравы
Tiếng Việt: Sừng châu Phi
მარგალური: სომალიშ ჩქონი
中文: 非洲之角
Bân-lâm-gú: Hui-chiu-kak
粵語: 非洲之角