Istanbuul

Istanbuul
Sawir muujinaya moduuca Istanbuul
Meelo kala gadisan ee magaalada
Sawir muujinaya moduuca Istanbuul
Barta ay kaga taal dalka
Gobolada
DalkaTurkiga
CaasimadIstambuul
GudoomiyeKadir Topbas
Masaaxada (Km²)1,830.92 Km2 (706.9 Mayl laba jibaaran)
Dadka dega
Tirada dadka6,211 Qof/km2 (16,086.4 Qof/Mayl iskuwareeg) Qiyaas (Sanadkii ??)
Loolka41.01667
Dhigta28.96667
SaacadEET (+2 GMT)
Waqtiga xagaaga+3 GMT
B.O.Box34010 Xataa 34850
iyo 80000 Xataa 81800
Furaha telefon(+90) 212 (dhanka yurubta)
(+90) 216 (dhanka aasiya)
Website

Istanbuulw:tr:istanbul Turkey (Af-Turki: İstanbul; Af-Carabi: إسطنبول; looqu dhawaaqo: /tænˈbl/ ama /tɑːnˈbl/;[1][2] [isˈtanbuɫ] ( dhageeyso)), waayihii hore loo yaqaanay Konstantinoble iyo Byzantiyam, waa caasimad ka mid ah deegaanada ugu dadka badan wadanka Turkeyga. Sidoo kale, caasimadani waa xarunta ugu weyn ee ganacsiga, dhaqaalada, dhaqanka, diinta iyo taariikhda wadankaasi.

Caasimada Istanbuul waa magaalada keli ah ee dhacda qaarada Aasiya iyo Yurub; waxayna dhinaca ku haysaa dhowr badood oo kala duwan, sida Bada Madoow iyo Bada Marmara.Xarumaha dhaqaalaha iyo dhismayaasha taariikhiga ah ee caasimada Istanbuul waxay ku yaalaan dhinaca Yurub, halka sadex meelood (75%) bulshadu ku dhaqan tahay dhinaca Aasiya.[3]

Guud ahaa, caasimada Istanbuul iyo Gobolka Istanbuul waxaa ku dhaqan dad gaadhaya ilaa 14 milyan.[4] Markay taariikhdu ahayd qiyaastii 660 C.H (Ciise Hortii) ayaa deegaanka Sayburna laga aasaasay caasimadii Byzantium taasi oo maanta ah Istanbuulta aan naqaano.[5][6]


Qoraalka gudaha oo kooban

Hordhac

Istanbuul waa caasimada labaad ee wadanka Turki, waana magaaladda ugu weyn wadankaas, waxay ka kooban tahay labo daamood oo ku kala yaala Yurub iy Aasiya waa magaalo aad u qurux badan aadna caan ugu ah ganacsiga, dhaqaalah iyo dalxiiska waxaa ku nool in ka badan 13 milyan oo qof taas oo ka dhigaysa magaalada ugu dadka badan Turkiga iyo guud ahaan Yurub.

Laba Rayaale weyn ee taariikhda ay ahayd xarunta of Istanbul iyo laba diinta quduuska ah. The raad haray ee la soo dhaafay, inkastoo guud ahaan is ogow in la ilaaliyo dhiseyso ku cad, waxa loo arki karaa magaaladii ku wareegsan. Istanbuul, labada Islam iyo Orthodox Masiixiyada waa ciidankii u macbudyo ugu muhiimsan. Dhismaha ugu caansan ee magaalada ku yaalla oo u dhexeeya indhaha of Istanbul jira masaafad socod wada. Waxay abuurtaa xuduudaha u saarney taariikhiga ah ee Istanbul yeedhay Byzantium. Kaliga galeen magaaladii on xaflad soo dhaweyn weyn faras oo booqday Sophia Hagia ah. Ka dib markii uu stop ugu horeysay ee magaalada sida caado waxaa hadhay sidii Sophia Hagia ah.

Farasmagaalka caasimada Istanbuul

Muuqaalka

Xigasho

Other Languages
Аҧсшәа: Асҭампыл
Acèh: Éseutamu
адыгабзэ: Истамбыл
Afrikaans: Istanboel
Akan: Istanbul
Alemannisch: Istanbul
አማርኛ: ኢስታንቡል
aragonés: Istambul
العربية: إسطنبول
অসমীয়া: ইষ্টানবুল
asturianu: Estambul
azərbaycanca: İstanbul
تۆرکجه: ایستانبول
башҡортса: Истанбул
Boarisch: Istanbul
žemaitėška: Stambols
беларуская: Стамбул
беларуская (тарашкевіца)‎: Стамбул
български: Истанбул
भोजपुरी: इस्तांबुल
bamanankan: Istanbul
brezhoneg: Istanbul
bosanski: Istanbul
буряад: Истанбул
català: Istanbul
Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄: Istanbul
нохчийн: Истмала
Cebuano: Estambul
کوردی: ئەستەمبوڵ
qırımtatarca: İstanbul
čeština: Istanbul
kaszëbsczi: Sztambùl
словѣньскъ / ⰔⰎⰑⰂⰡⰐⰠⰔⰍⰟ: Цѣсар҄ь Градъ
Чӑвашла: Стамбул
Cymraeg: Istanbul
dansk: Istanbul
Deutsch: Istanbul
Zazaki: Estamol
dolnoserbski: Istanbul
डोटेली: इस्तानबुल
English: Istanbul
Esperanto: Istanbulo
español: Estambul
eesti: İstanbul
euskara: Istanbul
estremeñu: Estambul
فارسی: استانبول
suomi: Istanbul
Võro: Istanbul
Na Vosa Vakaviti: Istanbul
føroyskt: Istanbul
français: Istanbul
arpetan: Istanbul
Nordfriisk: Istanbul
Frysk: Istanbûl
Gaeilge: Iostanbúl
Gagauz: İstanbul
Gàidhlig: Istanbul
galego: Istambul
𐌲𐌿𐍄𐌹𐍃𐌺: 𐌹𐍃𐍄𐌰𐌽𐌱𐌿𐌻
Gaelg: İstanbul
Hausa: Istanbul
客家語/Hak-kâ-ngî: Istanbul
עברית: איסטנבול
हिन्दी: इस्तांबुल
Fiji Hindi: Istanbul
hrvatski: Istanbul
hornjoserbsce: Istanbul
Kreyòl ayisyen: Istanboul
magyar: Isztambul
հայերեն: Ստամբուլ
interlingua: Istanbul
Bahasa Indonesia: Istanbul
Interlingue: Istanbul
Ilokano: Istanbul
ГӀалгӀай: Истмале
íslenska: Istanbúl
italiano: Istanbul
Patois: Istanbul
Basa Jawa: Istanbul
ქართული: სტამბოლი
Qaraqalpaqsha: İstanbul
Taqbaylit: Istambul
Адыгэбзэ: Истамбыл
Kabɩyɛ: Isitambuli
Gĩkũyũ: İstanbul
қазақша: Ыстанбұл
kalaallisut: Istanbul
한국어: 이스탄불
къарачай-малкъар: Истанбул
kurdî: Stembol
kernowek: Istanbul
Кыргызча: Стамбул
Ladino: Estambol
Lëtzebuergesch: Istanbul
лакку: Истамбул
лезги: Истамбул
Lingua Franca Nova: Istanbul
Limburgs: Istanboel
lumbaart: Istanbul
lingála: Istanbul
لۊری شومالی: استانبول
lietuvių: Stambulas
latviešu: Stambula
मैथिली: इस्तानबुल
мокшень: Истанбул
Malagasy: Istanbul
олык марий: Стамбул
Baso Minangkabau: Istanbul
македонски: Истанбул
മലയാളം: ഇസ്താംബുൾ
монгол: Стамбул
मराठी: इस्तंबूल
кырык мары: Стамбул
Bahasa Melayu: Istanbul
မြန်မာဘာသာ: အစ်စတန်ဘူလ်မြို့
эрзянь: Стамбул ош
مازِرونی: استامبول
Dorerin Naoero: Istanbul
Nedersaksies: Istanboel
नेपाली: इस्तानबुल
नेपाल भाषा: इस्तान्बुल
Nederlands: Istanboel
norsk nynorsk: Istanbul
norsk: Istanbul
Chi-Chewa: Istanbul
occitan: Istambol
Livvinkarjala: Istanbul
Ирон: Стамбул
ਪੰਜਾਬੀ: ਇਸਤਾਨਬੁਲ
Picard: Istamboul
Norfuk / Pitkern: Istanbul
polski: Stambuł
Piemontèis: Istanbul
پنجابی: استمبول
پښتو: استنبول
português: Istambul
Runa Simi: Istanbul
rumantsch: Istanbul
română: Istanbul
tarandíne: Istanbul
русский: Стамбул
русиньскый: Істанбул
Kinyarwanda: Istanbul
саха тыла: Истанбул
sardu: Istanbul
sicilianu: Istanbul
Scots: Istanbul
سنڌي: استنبول
davvisámegiella: Istanbul
srpskohrvatski / српскохрватски: Istanbul
Simple English: Istanbul
slovenčina: Istanbul
slovenščina: Carigrad
shqip: Stambolli
српски / srpski: Истанбул
svenska: Istanbul
Kiswahili: Istanbul
ślůnski: Stambuł
తెలుగు: ఇస్తాంబుల్
tetun: Istanbul
тоҷикӣ: Истанбул
Türkmençe: Stambul
Tagalog: Istanbul
Türkçe: İstanbul
татарча/tatarça: Истанбул
chiTumbuka: Istanbul
тыва дыл: Истaнбул
удмурт: Стамбул
ئۇيغۇرچە / Uyghurche: Istanbul
українська: Стамбул
اردو: استنبول
oʻzbekcha/ўзбекча: Istanbul
vèneto: Istanbul
vepsän kel’: Stambul
Tiếng Việt: Istanbul
Volapük: İstanbul
Winaray: Istanbul
მარგალური: სტამბოლი
ייִדיש: סטאמבול
Yorùbá: Istanbul
Zeêuws: Istanbul
中文: 伊斯坦堡
Bân-lâm-gú: İstanbul
粵語: 伊斯坦堡