Heeso Soomaali

Heeso Soomaali (Af-Ingiriis: Somali songs) waa qeyb ka mid ah Fanka iyo Suugaanta Soomaalida taasi oo leh noocyo badan. Sida caadiga ah heesaha Soomaalidu waxay ka kooban yihiin ereyo (ereyo heeseed), laxan iyo muusik kuwaasi ooy ku luuqeeyaan (cod) fanaan. Samaynta heesta waxaa ka qeyb qaata tiro badan oo dad ah, kuwaasi oo leh heerar kala duwan.

Other Languages