Gaadiid

Kani waa maqaal ku saabsan guud ahaan Gaadiidka. Maqaalo kale fiiri Baabuur ( Gaadhi)
Qayb ka mid silsiladaha ku saab
Gaadiidka
Gaadiidka Xamuulka...

Gaadiidka Qaada Xoolaha
Diyaaradaha
Tareenada
Maraakiib
Baabuur
Gaari Gacan
Gaari Dameer
Dhugdhugleey
Bushkuleeti

Gaadiid
Baabuur raaxo
Baaskiil nooca Aasiya laga isticmaalo.
Mooto

Gaadiid ( Ingiriis: vehicle; carabi: مركبة) waa aalad mashiin ah oo qof ama labo jiheeynayaan oo loo isticmaalo in lagu safriyo dad ama alaabo. Guud ahaan kalmada Gaadiid waa magaca la isku yidhaahdo dhamaan baabuurta, diyaaradaha, tareenada, markabyada, mootooyinka iyo bushkuleetiyaasha, laakiin si gaar ah waxaa loo yaqaanaa aaladaha dad-sameega ah ee mara laamiyada. Sida dhamaan noocyada baabuurta, tareenada IWM.

Guud ahaan Gaadiidku wuxuu isticmaalaa biyo, shidaal, saliid iyo waxyaabo kale. Gaadiidku wuxuu maraa laamiyada, biyoha (sida badaha, webiyada iyo haraha waaweyn) dushooda iyo [[cir]ka dhexdiisa. Guud ahaan gaadiidka waxaa laga isticmaalaa meel kasta oo dunida ka mid.


Other Languages
Afrikaans: Voertuig
العربية: مركبة
भोजपुरी: यान
বাংলা: যানবাহন
brezhoneg: Karbed
bosanski: Vozilo
català: Vehicle
čeština: Vozidlo
Cymraeg: Cerbyd
Deutsch: Fahrzeug
Ελληνικά: Όχημα
emiliàn e rumagnòl: Veìcol
English: Vehicle
Esperanto: Vehiklo
español: Vehículo
eesti: Sõiduk
euskara: Ibilgailu
français: Véhicule
Nordfriisk: Faartjüchen
galego: Vehículo
हिन्दी: वाहन
hrvatski: Vozilo
magyar: Jármű
Bahasa Indonesia: Kendaraan
íslenska: Farartæki
日本語: 乗り物
Patois: Viikl
Kongo: Dikûmbi
ಕನ್ನಡ: ವಾಹನ
한국어: 탈것
Latina: Vehiculum
lingála: Ekúmbi
олык марий: Шупшыктымаш йӧн
മലയാളം: വാഹനം
मराठी: वाहन
Bahasa Melayu: Kenderaan
မြန်မာဘာသာ: ယာဉ်
नेपाली: सवारी साधन
नेपाल भाषा: गसा
norsk nynorsk: Fargreie
ਪੰਜਾਬੀ: ਸਵਾਰੀ
polski: Pojazd
português: Veículo
română: Vehicul
संस्कृतम्: वाहनम्
Scots: Vehicle
Sängö: Otoo
srpskohrvatski / српскохрватски: Vozilo
සිංහල: වාහන
Simple English: Vehicle
slovenčina: Vozidlo
slovenščina: Vozilo
chiShona: Muchovha
српски / srpski: Vozilo
svenska: Fordon
தமிழ்: வண்டி
తెలుగు: వాహనము
Tagalog: Sasakyan
Türkçe: Taşıt
اردو: ناقل
Tiếng Việt: Xe
ייִדיש: פארמיטל
中文: 载具
Bân-lâm-gú: Ūn-su-khì
粵語: 交通工具