Dhulka Biritishka ee Soomaaliya

Astaantii Dhulka Biritishka ee Soomaaliya 1950-1960
Calankii wixii kahoreeyay madaxbanaanida

Dhulka Biritishka ee Soomaaliya (Af-Ingiriis: British Somaliland) waxa ay ahayd mustacmarad hore oo katirsanayd Midowga boqortooyada Britan waxa ay kutaalay Geeska Afrika. Kadib markii ay madax banaanideeda qaadatay waxa ay lamidawday somalilada qaybtii taliyaanigu gumaysan jiray.Gobolkani wuxuu madaxbanaanida ka qaatey gumeystihii Ingiriiska 26 Juun 1960kii maalintaasi oo ah Maalinta Xoriyada Somaliland

Other Languages