Dhul
English: Earth

Dhul Astaanta dhulka
Muuqaalka guud ee meeraha Dhulka halkaas ooy ka muuqato qaaradaha dunida qaar ka mid ah.
Muuqaalka Dhulka,
laga soo sawiray Apollo 17
Calaamadayn
Magac isbedelaTellus or Telluris, Gaia
Sifooyin gaara
Miisaan J2000.0
Wareegdhow152,098,232 km
1.01671388 AU
Wareegfog147,098,290 km
0.98329134 AU
Gobol Goobo149,598,261 km
1.00000261 AU
Iskuwareeg Yar0.01671123
Iskucelceliska Wareega357.51716°
Janjeedhka7.155° ilaa dhul-bareha qoraxda
1.57869° ee xagal toosan
Loolasha u yaryihiin348.73936°
Wakhtidhan114.20783°
Dayaxyo1 dayax oo dabiici ah (Dayaxa),
8,300+
Foorar23°26'21".4119

0.367 (geometric)

0.306 (Bond)
Kulka oogadayeraandhex-dhexaadbadnaan
Kelvin184 K288 K330 K
Celsius−89.2 °C15 °C56.7 °C

Dhulka (Af-Ingiriis: earth, Af-Carabi: أرض) waa meereha sadexaad ee qoraxda u dhow ee Bahda Midaysay Qoraxdu. Waa meeraha ugu muga iyo miisaanka weeyn iyo midka shanaad ee ugu xajmiga weeyn sideedda meere eeBahda Qoraxdu Midaysay. Dhulka waxa lagu naaneeysaa Meeraha Midabka Buluugan[1] sababtoo ah marka hawoda sare laga soo fiirinayo waxa muuqda midabka buluuga.

Dhulku waa meereha kaliya ee nolol ka jirto dhamaan meereyaasha aan naqaano. Waxa lagu qiyaasaa meeraha dhulka in da'diisu ku dhowdahay 4.5 bilyan oo sanno. Dhulka isku-wareegiisa (Circumference) waa 40,007.86 km marka laga xisaabayo dhul badheha, sidoo kale baaxada guud ee oogada dhulku waa 510,072,000 km2 - taas oo ka kooban 148,940,000 km2[2] dhul ama caro iyo dhagax ah una dhiganta 29.2 %; iyo 361,132,000 km2 biyo iyo bad ah, taas oo u dhiganta 70.8 %.[3]

Muga dhulku waa 1.08321 ×10 12 km3 halka cufka meeraha dhulku yahay 5.97219 ×10 24 kg. Sidoo kale, miisaanka cuf ee dhulku waa 5.515 g/cm3,[4] halka cufisjiidadka dhul badhehu yahay 9.780327 m/s2 taas oo u dhiganta 0.99732 g. Cadaadiska dunidan waa 101.325 kPa (MSL).

Heerkulka oogada sare ee dhulku waa meel dhexaad taas oo ah mida taageertay in nolol[5] ka jirto meerehan. Kulka iyo qaboowga dhulku wuu kala duwan yahay ayadoo Cidhifyada (polars) oogu heerkul hooseeyo taas ka dhigtey qaboow badan, laakiin meelaha ku beegan dhul badheha ayaa ugu heerkul sareeya dunida. [6] Guud ahaan, heerkulka dunidu marka ugu hooseeyo wuxuu gaadhaa 184 K ama −89.2 °C, dhex-dhexaad markuu yahay heerkulku waa 15 °C ama 288 K, marka uu ugu sareeyo kuleeylku wuxuu gaadhaa 56.7 °C ama 330 K.

Cirka ama Samoda sare ee dunidan aan ku nool nahay waxay ka sameeysan tahay 78.08% curiyeha nitrojiin (N) taas oo ah hawo, 20.95% ogsajiin (O), 0.93% argon, 0.039% Kaarboon-labo-ogsaadh (C2O) iyo qiyaastii 1% uumi biyo ah (in kastoo mararka qaar kala duwan tahay cimilodu).

Meeraha dhulku wuxuu sameeyaa labo wareeg: mid uu ku wareego xariijintiisa taas oo loo yaqaano Sidereal rotation period oo ku qaadata wakhti dhan 23 saacadood, 56 daqiiqo iyo 4.100 ilbiriqsi taas oo ku dhow 24 saacadood oo ah habeen iyo maalin.[7] Wareega labaad dhulku wuxuu ku sameeyaa qoraxda waxaanay ku qaadataa 365.25744 maalmood oo ah wakhti dhan hal sanad.

Other Languages
Аҧсшәа: Адгьыл
Acèh: Bumoë
адыгабзэ: ЧIыгу
Afrikaans: Aarde
Alemannisch: Erde
አማርኛ: መሬት
aragonés: Tierra
Ænglisc: Eorðe
العربية: الأرض
ܐܪܡܝܐ: ܐܪܥܐ
مصرى: الارض
অসমীয়া: পৃথিৱী
asturianu: Tierra
Atikamekw: Aski
Aymar aru: Aka pacha
azərbaycanca: Yer
تۆرکجه: یئر
башҡортса: Ер
Boarisch: Eadn
žemaitėška: Žemė
Bikol Central: Kinaban
беларуская: Зямля (планета)
беларуская (тарашкевіца)‎: Зямля
български: Земя
भोजपुरी: पृथ्वी
Bahasa Banjar: Bumi
বাংলা: পৃথিবী
བོད་ཡིག: སའི་གོ་ལ།
буряад: Дэлхэй
català: Terra
Chavacano de Zamboanga: Tierra
Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄: Dê-giù
нохчийн: Дуьне
ᏣᎳᎩ: ᎡᎶᎯ
کوردی: زەوی
qırımtatarca: Dünya
čeština: Země
kaszëbsczi: Zemia
словѣньскъ / ⰔⰎⰑⰂⰡⰐⰠⰔⰍⰟ: Ꙁємлꙗ
Чӑвашла: Çĕр (планета)
Cymraeg: Y Ddaear
dansk: Jorden
Deutsch: Erde
Zazaki: Dınya
dolnoserbski: Zemja
डोटेली: पृथ्वी
ދިވެހިބަސް: ބިން
Ελληνικά: Γη
emiliàn e rumagnòl: Tèra
English: Earth
Esperanto: Tero
español: Tierra
eesti: Maa
euskara: Lurra
estremeñu: Tierra
فارسی: زمین
suomi: Maa
føroyskt: Jørðin
français: Terre
arpetan: Tèrra
Nordfriisk: Jard
furlan: Tiere
Frysk: Ierde
Gaeilge: An Domhan
贛語: 地球
galego: Terra
Avañe'ẽ: Yvy
गोंयची कोंकणी / Gõychi Konknni: धर्तरी
𐌲𐌿𐍄𐌹𐍃𐌺: 𐌰𐌹𐍂𐌸𐌰
ગુજરાતી: પૃથ્વી
Gaelg: Yn Dowan
Hausa: Duniya
客家語/Hak-kâ-ngî: Thi-khiù
Hawaiʻi: Honua
עברית: כדור הארץ
हिन्दी: पृथ्वी
Fiji Hindi: Dunia
hrvatski: Zemlja
hornjoserbsce: Zemja
Kreyòl ayisyen: Latè
magyar: Föld
հայերեն: Երկիր
interlingua: Terra
Bahasa Indonesia: Bumi
Interlingue: Terra
Igbo: Àlà
ГӀалгӀай: Лаьтта
Ido: Tero
íslenska: Jörðin
italiano: Terra
ᐃᓄᒃᑎᑐᑦ/inuktitut: ᓄᓇ
日本語: 地球
Patois: Oert
la .lojban.: terdi
Basa Jawa: Bumi
ქართული: დედამიწა
Qaraqalpaqsha: Jer
Taqbaylit: Tagnit (amtiweg)
Kabɩyɛ: Tɛtʋ
Kongo: Ntoto
Gĩkũyũ: Thĩ
қазақша: Жер
kalaallisut: Nunarsuaq
ភាសាខ្មែរ: ផែនដី
ಕನ್ನಡ: ಭೂಮಿ
한국어: 지구
Перем Коми: Мушар
къарачай-малкъар: Джер
Ripoarisch: Ääd (Planeet)
kurdî: Erd
коми: Му
kernowek: Dor
Кыргызча: Жер
Ladino: Tierra
Lëtzebuergesch: Äerd
Lingua Franca Nova: Tera
Luganda: Ensi
Limburgs: Eerd
Ligure: Tæra
lumbaart: Tera
lingála: Mabelé
ລາວ: ໂລກ
لۊری شومالی: جأهوٙن
lietuvių: Žemė
latgaļu: Zeme
latviešu: Zeme
मैथिली: पृथ्वी
Basa Banyumasan: Bumi
Malagasy: Tany
олык марий: Мланде (планет)
Māori: Whenua
Baso Minangkabau: Bumi
македонски: Земја (планета)
മലയാളം: ഭൂമി
монгол: Дэлхий
मराठी: पृथ्वी
кырык мары: Мӱлӓндӹ (планета)
Bahasa Melayu: Bumi
Malti: Art
Mirandés: Tierra
မြန်မာဘာသာ: ကမ္ဘာဂြိုဟ်
مازِرونی: زمین
Dorerin Naoero: Eb
Nāhuatl: Tlalticpactli
Napulitano: Terra
Plattdüütsch: Eer
Nedersaksies: Eerde
नेपाली: पृथ्वी
नेपाल भाषा: प्रिथिबी
Nederlands: Aarde (planeet)
norsk nynorsk: Jorda
norsk: Jorden
Novial: Tere
Nouormand: Tèrre
Sesotho sa Leboa: Lefase
Diné bizaad: Nahasdzáán
occitan: Tèrra
ଓଡ଼ିଆ: ପୃଥିବୀ
Ирон: Зæхх
ਪੰਜਾਬੀ: ਧਰਤੀ
Kapampangan: Yatu
Papiamentu: Tera
Picard: Tière
Pälzisch: Erde
Norfuk / Pitkern: Erth
polski: Ziemia
Piemontèis: Tèra (pianeta)
پنجابی: زمین
پښتو: ځمکه
português: Terra
Runa Simi: Tiksimuyu
rumantsch: Terra
Romani: Phuv
română: Pământ
armãneashti: Locu
русский: Земля
русиньскый: Земля (планета)
Kinyarwanda: Isi
संस्कृतम्: पृथ्वी
саха тыла: Сир
ᱥᱟᱱᱛᱟᱲᱤ: ᱫᱷᱟ.ᱨᱛᱤ
sardu: Terra
sicilianu: Terra (pianeta)
Scots: Yird
سنڌي: زمين
davvisámegiella: Eana
srpskohrvatski / српскохрватски: Zemlja
ၽႃႇသႃႇတႆး : Earth
සිංහල: මහ පොළොව
Simple English: Earth
slovenčina: Zem
slovenščina: Zemlja
chiShona: Rinopasi
shqip: Toka
српски / srpski: Земља
Sesotho: Lefatshe
Seeltersk: Äide
Basa Sunda: Marcapada
svenska: Jorden
Kiswahili: Dunia
ślůnski: Źymja
தமிழ்: புவி
ತುಳು: ಭೂಮಿ
తెలుగు: భూమి
tetun: Rai
тоҷикӣ: Замин
Türkmençe: Ýer
Tagalog: Daigdig
Tok Pisin: Giraun
Türkçe: Dünya
Xitsonga: Misava
татарча/tatarça: Җир
тыва дыл: Чер
удмурт: Музъем
ئۇيغۇرچە / Uyghurche: يەر شارى
українська: Земля
اردو: زمین
oʻzbekcha/ўзбекча: Yer
vèneto: Tera
vepsän kel’: Ma
Tiếng Việt: Trái Đất
West-Vlams: Eirde (planete)
Volapük: Tal
walon: Daegne
Winaray: Kalibotan
Wolof: Suuf
吴语: 地球
хальмг: Делкә һариг
მარგალური: დიხაუჩა
ייִדיש: ערד-פלאנעט
Yorùbá: Ayé
Vahcuengh: Giuznamh
Zeêuws: Aerde
中文: 地球
文言: 坤輿
Bân-lâm-gú: Tē-kiû
粵語: 地球
isiZulu: Umhlaba