Dhaanto

Dhaanto waa Ciyaar Dhaqameed, waxay ka mid tahay Ciyaaraha Hidaha iyo Dhaqanka Soomaaliyeed. Ciyaartu waa mid ka mid ah ciyaaraha waana kuwa ugu caansan ciyaaraha hidaha somalida

Taariikh

Dhaantada waxaa asal ahaan laga dheelaa gobolada Deegaanka soomaalida gaar ahana waxaa si gooni ugu caanbaxay ciyaartaan qabilada Absamaha kuwooda degga degaanka soomlida itobiya

iminka gumaysiga itoobiga hoos taga, waxaase laga dheelaa guud ahaan dalkeenoo idil. Dhaantadu way noocya badantahay. Badanaa noocyadaa kala duwan waxaa laga ciyaaraa dhulkeeni gaar ahaan miyiga. Ciyaarta dhaantada waxaa ciyaara dumar iyo ragba.

Geyiga Soomaaliyeed waa dhul hodan ku ah waxyaa badan waxaana la qiray in uu ku caan yahay suugaanta ha ahaato gabay iyo murti kalaba. Geyiga Soomaaliyeed ama arlada Soomaali waa dhulka Soomaali lagu yaqaan daaq geel iyo dhirta uu geela jecelyahay laga helo geeska Afrika dhul ku yaal oo baaxad leh.ciyaaraha dhaantada waa ciyaaraha ugu qaalisan ee lugu jecel yahay meelo badan oo ka mida soomalida .iyagoo dhanteeya xiliyada farxadaha si u muujiyaan dareenkooda farxadeed oo isula qaybsaadan farxada raareenta.sidoo kale waxay ciyaari jireen ciyaarta dhaantada,xiliyada xafladaha aroosyada xiliyada guulaha,markaa ciyaarta dhaantadu waa ciyaar aad loo jecal yahay,dad badanina aay maanta xiiseyaan ciyaaraha dhaantada.waxaana wakhtigan la joogo casriyeey faanin da,yar oo uu ka mid fanaanka -'(cali dhaanto) iyo axmed budul oo kamid da,a,yarta soo kacday ee cusboonisisay dhaantidii ay caanka ku ahayd soomalida

Other Languages