Austin

Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Austin, Texas, Maraykanka. Haku khaldin Degmada Austin
Awstin, Tegsas
—  Caasimad  —
Caasimada Awstin
Dhismayaasha farasmagaalaha iyo Harta Lady Bird
Official seal of Awstin, Tegsas
Seal
Meesha ka dhacdo gobolka Tegsas
Map of USA
Map of USA
Austin
Meesha kaga taalo Maraykanka
Dhacdaa: 30°15′0″N 97°45′0″W / 30°15′0″N 97°45′0″W / 30.25000; -97.75000
WadankaMaraykanka
GobolkaTexas
DegmooyinkaTravis, Williamson, Hays
La degay1835
La habeeyayDiisember 27, 1839
Xukunka
 • NoocaMaamul-gole
 • Duqa-magaaladaSteve Adler
 • Maamulka CaasimadaMarc Ott
Baaxadda
 • Caasimad271.8 sq mi (704 km2)
 • Dhul264.9 sq mi (686 km2)
 • Biyo6.9 sq mi (18 km2)
 • Metro4,285.70 sq mi (11,099.91 km2)
Joogga489 ft (149 m)
Tirada dadka (2014[1])
 • Caasimad912,791 (11aad)
 • Tiro Badnaan3,358.32/sq mi (1,296.65/km2)
 • Magaalo1,943,299 (35aad)
 • BulshadaAustinite
Saacad CST (UTC-6)
 • Xagaa (DST)CDT (UTC-5)
ZIP code78701–78705, 78708–78739, 78741–78742, 78744–78769
Area code(s)Area Kodh 512 iyo 737
FIPS code48-05000[2]
Astaanta GNIS1384879[3]
WebsiteOfficial website


Awstin, Tegsas, Austin (/tɨn/, /tɨn/ or /tɨn/) waa magaalo-madaxda iyo caasimada gobolka Texas, iyo fadhiga dowlada ee Degmada Travis . Magaalda Awstin waxay ku taalaa badhtamaha gobolka Tegsas waana mida 11aad ee ugu shacabka badan iyo tan 4aad ee ugu bulshada badan gobolka Tegsas iyo koonfurta Maraykanka.Magaalda Awstin waa mida sadexaad ee ugu koritaanka badan wadanka laga soo bilaabo sanadkii 2000 ilaa 2006.[4] Intaas waxaa u dheer, Austin waa caasimada labaad ee ugu balaadhan wadanka Mareykanka. Kaliya waxaa ka balaadhan caasimada Phoenix, Arizona[5] Tirokoob la sameeyay Luulyo 1, 2014 ayaa lagu ogaaday in caasimada Austin leedahay bulsho dhan 912,791. Caasimadani waa xarun ay ku xidhan yihiin bulsho balaadhan oo gaadhaysa 1,883,051 (tirokoob 2013) waa marka la xisaabiyo Austin iyo nawaaxigeeda ama deegaanada la isku yidhaahdo Austin metropolitan.



Muuqaalka Awstin

Dhismayaasha dhaadheer ee Austin, TX kuwaaso ka muuqda qora0x soo bax Zilker Park.
Dhismaha 360 Condominiums Tower

Magaalooyinka Maraykanka


Magaalooyinka MaraykankaGobolada Isku Tegay ee Ameerika
Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada MaraykankaGobolada Isku Tegay ee Ameerika
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Tixraac

  1. http://www.statesman.com/news/news/local/census-san-marcos-fastest-growing-us-city-again/nmLGM/
  2. "American FactFinder". United States Census Bureau. Retrieved January 31, 2008. 
  3. "US Board on Geographic Names". United States Geological Survey. October 25, 2007. Retrieved January 31, 2008. 
  4. Christie, Les (June 28, 2007). "The fastest growing U.S. cities". CNNMoney.com. Cable News Network. Retrieved July 24, 2008. 
  5. "Top 50 Cities in the U.S. by Population and Rank". infoplease.com. Retrieved January 27, 2014. 
Other Languages
Afrikaans: Austin, Texas
العربية: أوستن (تكساس)
asturianu: Austin
azərbaycanca: Ostin (Texas)
Boarisch: Austin
žemaitėška: Ostins
беларуская: Остын
беларуская (тарашкевіца)‎: Остын (Тэхас)
български: Остин
Bislama: Austin, Texas
bamanankan: Austin (Texas)
বাংলা: অস্টিন
brezhoneg: Austin (Texas)
bosanski: Austin (Teksas)
català: Austin
ᏣᎳᎩ: ᎠᏍᏘᏂ
Tsetsêhestâhese: Austin (Texas)
čeština: Austin
Cymraeg: Austin
Ελληνικά: Ώστιν (Τέξας)
emiliàn e rumagnòl: Austin
English: Austin, Texas
Esperanto: Aŭstino
español: Austin
eesti: Austin
euskara: Austin
estremeñu: Austin (Texas)
suomi: Austin
føroyskt: Austin
français: Austin (Texas)
Gaeilge: Austin, Texas
贛語: 奧斯汀
Hausa: Austin
客家語/Hak-kâ-ngî: O-sṳ̂-tin
עברית: אוסטין
hrvatski: Austin (Teksas)
Kreyòl ayisyen: Austin, Texas
magyar: Austin
հայերեն: Օստին (Տեխաս)
interlingua: Austin (Texas)
Bahasa Indonesia: Austin, Texas
Interlingue: Austin (Texas)
Ilokano: Austin, Texas
íslenska: Austin (Texas)
italiano: Austin
ქართული: ოსტინი
Taqbaylit: Austin
қазақша: Остин
kernowek: Austin, Teksas
Кыргызча: Остин (Техас)
Latina: Austinopolis
Ladino: Austin
Limburgs: Austin (Texas)
lietuvių: Ostinas
latviešu: Ostina
Malagasy: Austin, Texas
македонски: Остин (Тексас)
монгол: Остин
मराठी: ऑस्टिन
кырык мары: Остин (Техас)
Mirandés: Austin (Texas)
Napulitano: Austin (Texas)
नेपाल भाषा: अस्तिन, तेक्सास
Nederlands: Austin (Texas)
norsk nynorsk: Austin
norsk: Austin
occitan: Austin
Kapampangan: Austin, Texas
Papiamentu: Austin
पालि: अस्टिन
polski: Austin
Piemontèis: Austin
پنجابی: آسٹن
português: Austin
Runa Simi: Austin
română: Austin, Texas
русский: Остин (Техас)
संस्कृतम्: आस्टिन्
саха тыла: Остин
sardu: Austin
sicilianu: Austin (Texas)
srpskohrvatski / српскохрватски: Austin, Texas
Simple English: Austin, Texas
slovenčina: Austin (Texas)
slovenščina: Austin, Teksas
shqip: Austin
српски / srpski: Остин
Seeltersk: Austin
svenska: Austin
Kiswahili: Austin, Texas
ślůnski: Austin
தமிழ்: ஆஸ்டின்
Türkçe: Austin, Teksas
ئۇيغۇرچە / Uyghurche: Austin
українська: Остін (Техас)
oʻzbekcha/ўзбекча: Ostin
Tiếng Việt: Austin, Texas
Volapük: Austin (Texas)
Winaray: Austin, Texas
მარგალური: ოსტინი
ייִדיש: אסטין
Yorùbá: Austin
中文: 奧斯汀
Bân-lâm-gú: Austin
粵語: 柯士甸