Al-Qaacida

CalankaAlqaacida

Al-Qaacida waa urur iyo dhaqdhaqaaq haybo badan, wuxuu abuurmay 1988 ilaa 1989kii iyo horaantii 1990, wuxuu ku baaqaa Jihaad Caalami ah, haatan waxa uu ku badanyahay xarunna u ah wadanka yemem, gaar ahaan gobolada qabiilooyinka koonfurta oo ah dhul buuro leh, kuwaas oo loo yaqaan alqaacidada jasiirada carbeed.

ururka ayaa hawlo badan qabsaday weeraro waaweyna la beegsaday yoolal shacab iyo mid ciidamba oo ku kala yaalla daafaha aduunka , haba ugu caansanato weerarkii 11 sebeteembar ee saraha dhaadheer ee maraykanka lagu qaaday , hogaankooda waxoo ahaa Usaama bin Laadin, waxaana ciidamada Mareykanka ee ku dileen dalka Bakistaan. Al-Qaacida waa urur qaraxyo badan ka fuliyay wadamo badan oo caalamka ah, sida Mareykanka, Turki,Kenya,Soomaaliya,Yemen,Tansaaniya iyo meelo badan]].Al-shabaab waxey la xiriirtaa Al-qaacida, Waa urur is qarxiyo oo aaminsan fikrada al.qaacida.

Taariikh

Alqaacida waa urur arkakaxiso ah oo wahaab ah.Waxeena aaminsanyihiin fikrada ee ka qabaan diintooda islaamka.Al-qaacida waxa la'aasasay sanadii 1988. waxa ay kubaaqdaa Jihaad caalamiya hada waxa ay aad u dagantahay Yaman waxa ay gaysatay weeraro aad u badan oo ay ugu wayntahay weerarkii 11- sibteenbar 2001 weerarkaasi waxa uu kadanbeeyay in dawlada maraykanku ay qaado dagaal ay kumagacawday ladagaalanka argagixisada. waxa laguyaqaanaa alqaacida in ay isticmaasho weerarada isbiimaynta ah iyo weerarada ama qaraxyada iskumarka kadhaca meelo kala duwan. alqaacida waxa ay markasta ku andacootaa in ay beegsanayso goobo ay joogaan xoogag ajanabi ah oo dhulka islaamka kusoo duulay.ururka alqaacida waxa ay rabaan in caalamka islaamka ay kasameeyaan dawlad islaamiya oo fakarkooda kusocota. amaba waxa looyaqaano (khilaafa al-isklaamiya)waxa ay uragtaa alqaacida in uu jiro iskaashi amaba gaashaan buur kiristan ah oo kusoo duushay ciida islaamka waxa kale oo alqaacida ay wax caadiya u argtaa oo ay xalaashatay cidii ku dhimata qaraxyada ay gaystaan xataa hadii goobtaa dad islaam ah oo aan waxba gaysani ay kujiraan.

Other Languages
Afrikaans: Al-Kaïda
aragonés: Al-Qaeda
asturianu: Al Qaeda
azərbaycanca: Əl-Qaidə
Boarisch: Al-Qaida
Bikol Central: Al-Qaeda
беларуская: Аль-Каіда
беларуская (тарашкевіца)‎: Аль-Каіда
български: Ал-Каида
brezhoneg: Al-Qaida
bosanski: Al-Kaida
català: Al-Qaida
Chavacano de Zamboanga: Al-Qaeda
Mìng-dĕ̤ng-ngṳ̄: Al-Qaeda
Cebuano: Al-Qaeda
کوردی: ئەلقاعیدە
čeština: Al-Káida
Cymraeg: Al-Qaeda
dansk: Al-Qaeda
Deutsch: Al-Qaida
Zazaki: El Qaide
Ελληνικά: Αλ Κάιντα
English: Al-Qaeda
Esperanto: Al-Kaida
español: Al Qaeda
euskara: Al Kaida
فارسی: القاعده
suomi: Al-Qaida
føroyskt: Al-Qaeda
français: Al-Qaïda
Frysk: Al-Qaida
galego: Al Qaida
客家語/Hak-kâ-ngî: Al-Qaeda
עברית: אל-קאעידה
हिन्दी: अल-क़ायदा
hrvatski: Al-Kaida
magyar: Al-Káida
հայերեն: Ալ-Կաիդա
interlingua: Al-Qaeda
Bahasa Indonesia: Al-Qaeda
íslenska: Al-Kaída
italiano: Al Qaida
Basa Jawa: Al-Qaéda
ქართული: ალ-კაიდა
қазақша: Әл-Қағида
ಕನ್ನಡ: ಅಲ್ ಕೈದಾ
한국어: 알카에다
Ripoarisch: El-Qaeda
kurdî: Elqaîde
Кыргызча: Ал-Каида
Latina: Al-Qāʿida
Ladino: Al Qaida
Lëtzebuergesch: Al-Qaida
Limburgs: Al Qaeda
lietuvių: Al-Qaeda
latviešu: Al-Qaeda
македонски: Ал-Каеда
മലയാളം: അൽ ഖാഇദ
मराठी: अल कायदा
Bahasa Melayu: Al Qaeda
မြန်မာဘာသာ: အယ်လ်ကေးဒါး
مازِرونی: القاعده
Plattdüütsch: Al Kaida
नेपाली: अल कायदा
Nederlands: Al Qaida
norsk nynorsk: Al-Qaida
norsk: Al-Qaida
ਪੰਜਾਬੀ: ਅਲ ਕਾਇਦਾ
polski: Al-Ka’ida
پنجابی: القاعدہ
پښتو: القاعده
português: Al-Qaeda
română: Al-Qaida
русский: Аль-Каида
саха тыла: Ал-Каида
ᱥᱟᱱᱛᱟᱲᱤ: ᱟᱞ ᱠᱣᱮᱫᱟ
sicilianu: Al-Qaida
Scots: Al-Qaeda
srpskohrvatski / српскохрватски: Al-Kaida
සිංහල: අල්-කයිඩා
Simple English: Al-Qaeda
slovenčina: Al-Káida
slovenščina: Al Kaida
shqip: Al-Kaida
српски / srpski: Ал Каида
svenska: Al-Qaida
Kiswahili: Al-Qaeda
తెలుగు: అల్ ఖైదా
Tagalog: Al-Qaeda
Türkçe: El-Kaide
татарча/tatarça: Äl-Qağidä
українська: Аль-Каїда
اردو: القاعدہ
oʻzbekcha/ўзбекча: Al-Qoida
Tiếng Việt: Al-Qaeda
Winaray: Al-Qaeda
ייִדיש: אל קיידא
Yorùbá: Al-Kaida
中文: 基地组织
文言: 蓋達
Bân-lâm-gú: Al-Qaeda
粵語: 阿蓋達