Akkad

Template:Coord unknown

Akkadiyaan
—  Boqortooyada Akkadiyaanka  —
Maabka boqortooyadii Akkadiyaanka (midabka cowlan) iyo jihada ciidamada xoogu u socdeen (huruud).
Boqor Saargoon waa ninkii mideeyay in badan oo dadka Mesobotaamiya ah.
Dhacdaa: Coordinates: Unknown argument format
CaasimadaAkkad
Luuqadaha & Diimaha:Akkadiyaan, Sumeriyaan
Nooca Maamul:Boqortooyo
Wakhtiga:2334 C.H ilaa 2193 C.H
XukunkaBoqorka ugu awooda badna:
 • NoocaSaargoon (2334 ilaa 2279 C.H.)
Baaxadda
 • Guud ahaan800,000 km2 (300,000 sq mi)
 • Dhul800,000 km2 (300,000 sq mi)
Saacad UTC (UTC+2)

Akkad waa caasimada boqortooyadii akkadiyaanka hore oo maamuli jireen dadka reer Akkadiyaan ee deegaanadii hore ee Mesobotaamiya taasi oo midaysay dhamaan dadka ku hadla luuqadaha "Semiteka" iyo Sumeeriyaanka.

Qiyaastii 3000 sano C.H (Ciise Hortii) ayaa waxaa bilaabmay isdhexgalka bulshooyinka dadka ku hadla luuqada Semite oo ah Akkadiyaanka iyo bulsho weynta Sumeeriyaanka ooy jaar ahaayeen. Wakhti yar ka dib, Sumeeriyaanku waxay ku dhex milmeen Akkadiyaanka isla markaana ku midoobeen hal maamul oo ka dhexeeya.

Boqortooyada Akkadiyaanku waxay gaadhay meeshii ugu sareeysay qarnigii 24aad ilaa qarnigii 22aad C.H. wakhtigaas oo uu maamulaayay boqorkii isku xidhay Akkadiyaanka waa boqor Saargoon (Sargon) oo noolaa 2334 C.H ilaa 2279 C.H.

Mudo dheer ka bacdi, markii boqortooyadii Akkadiyaanku burburtey waxay u kala baxeen labo maamul oo dhex yaala degaanada mesobotaamiya kuwaas oo kala noqday: dadka ku hadla luuqada Semetikga ee deegaanada waqooyi oo samaystey Assiyriya; iyo kuwa koonfureed oo qarniyo ka dib yeeshay boqortooyada Baabiyloonta cusub.

Qoraalo La Mid Ah

Xigasho


Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Other Languages
Alemannisch: Akkad
አማርኛ: አካድ
العربية: أكاد (مدينة)
башҡортса: Аккаде
беларуская: Акадэ
български: Акад (град)
bosanski: Akad
català: Accad
čeština: Akkad
dansk: Akkad
Deutsch: Akkad
English: Akkad (city)
Esperanto: Akado
español: Agadé
eesti: Akad
فارسی: اکد (شهر)
suomi: Akkad
français: Akkad (ville)
galego: Acad
עברית: אכד
hrvatski: Akad
magyar: Agade
日本語: アッカド
ქართული: აქადი
한국어: 아카드
Кыргызча: Аккад шаары
lietuvių: Akadas
മലയാളം: അക്കാദ്
Nederlands: Akkad (stad)
norsk nynorsk: Akkad
norsk: Akkad
occitan: Agadé
português: Acádia (cidade)
română: Akkad
русский: Аккаде
srpskohrvatski / српскохрватски: Akad
Simple English: Akkad
slovenčina: Akkad (mesto)
slovenščina: Akad (mesto)
српски / srpski: Акад
svenska: Akkad
தமிழ்: அக்காத்
українська: Аккад
اردو: عکادی
中文: 阿加德